28th March 2024  admin  Category :

Dalka Itoobiya ayaa daqliga ka soo baxa dekedda Berbera ku yeelan doonta boqolkiiba 19%. Haddii ay soo baxdo lacag dhan hal milyan oo doolar, Itoobiya waxee ku yeelaneeysaa boqol iyo sagaashan kun oo doolar. Beelaha ku abtirsada SNM ayaa waxaa heesta jahwareer siyaasadeed iyo mustaqbalka shacabkaas oo ah mid ay adagtahay in la saadaaliyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*