28th March 2024  admin  Category :

Haddii Mahadi Guuleed yahay nin shaqo tegay ina Cali Koore isaguna waa nin Hargaysa u shaqo tegay.

Hoos daawo  Labowejiilanimada!! madaxda Isaaq ku hadlayaan iyaga oo leh Isaaqa Muqdisho aadaa waa dad shaqo tegay oo ayna metelin beesha isaaq. Halka ay had iyo jeer ka been sheegaan Hartiga u shaqo tegay maamulkooda iyaga oo ka been sheega sababta ay halkaa u joogaan oo yiraahda waxbaan isku darsanay.

3 thoughts on “Labo-wejiilanimada madaxda Isaaq

  1. Jirac

    Dhaqankoodaa ah Daalimka SNM waa TAAKEEYAYAASHII dhinaac shaati madaxweyne gashan oo dhibaato ka geystay las’anod. Waa la’ina xasuuqay waa la’ina xasuuqay waayo waxay arkeen 2things 1. In dhiiga ay iyaku geystaan ayyan dadka kale ka hadal mar kasta 2. In Hawiye’ ay jilicsanyihiin “walaalaheena Somaliland ee la xasuuqay waa in laga ilaashaa in nin dhulbahante ah ama warsangeli ah lala hadalsiiyo . I really don’t blame them waa rag challenge anaku ku jirin ayaku ku jira waana mida aan soo qaato su’aasha ah Daarood Hawiye iyo Isaaq miyuu gumeysan jiray oo dadkan ma 1991 bay xoroobeen. Waxaan u qabay 1991 inaan military dictatorial regime la dagaalay lakiin loo rogay isir naceyb khasatan dhibku ku dhhacay Somali oo dhan gar ahaan Daarood oo waliba lagu qayliyey dibirgoynta Daarood wax la ilaawi karo maahan. Bal nimanyahow ila eega 1991-2021 maxaa isbedelay?

    Reply
  2. Nuunow

    Wiilka wax soo xariiqay hadaan ujawaabo..waxaan leeyahy sxb darood waxa xasuuqay hawiye..balse isaaq waxaa xasuuqay dawlad xitaa isaaq kujiro..yacnii somali oo dhan markaa isaaq ahaan cuqdad uma qabno walaalahay darood balse tariikhda ayaan la qaldin..

    Reply
  3. Jirac

    Nuunow waad mahadsantahay laakiin majeerteen baa idinkaga horeeyey XASUUQA HALABJA OF SOMALIA halmaalin lagu sumeryey ceelashii in ka badan KUN QOF KU NAFWRYDAY waligayo miyaad naga maqasheen WAA LA’INA XASUUQAY WAA LA’INA XASSIQAY. Marka suaashii labaad iiga jawaab DAAROOD miyuu gumeystay HAWIYE iyo ISAAQ oo waxay xoreebeen 1991kii fadlan soo jawaab. Raadi jawaabtaas odayada aqoonyahada la kaasho waa mahad santahay

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*