18th April 2024  admin  Category :

Labadan jilaa oo saaxiib ahaa oo Cudur isku mid ah iyo malin isku mid ah wada dhintay

Labo ka mid ah jilayaasha ugu caansanaa  filimada Hindida ayaa waxay u dhinteen Cudurka Kansarka, maalinta Bisha April ahayd 27.

Jilaagii Filmida Hindida ee caanka ahaa Farez Khan , oo ay filimadiisu ka mid ahaayeen Qurbaani ayaa ku  geeriyooday  Bangalore isaga oo 69 jir ah  27th April 2009

Maanta sidoo kale o bishu tahay April 27, 2017. Waxa dhintay Vinod Khan OO 70 jir ah saxiibna ay ahaayeen Feros Khan

https://youtu.be/-qx03akOBCk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*