29th March 2024  admin  Category :

Maalintii Farmaajo booqashada ku yimid Puntland Cinwaanka BBCda  laanteeda af Soomaaliga  wuxuu ahaa “halis miyuu u bareeray madaxweynhu. Maanta oo boqolaal kun oo Soomaali ah,  oo ku nool caasimadda Puntland ee Garowe   oo isgu jira dhamaan qaybha bulshadau ka kooban tahay   ay isugu soo baxeen si ay u soo dhoweeeyaan R’aisulwasaarahooda Xasan  Cali Kheyre. Cinwaanka BBCdu wuxuu noqday ” “MALA DHIHI KARAA MARTI BAAD KU TAHAY GAROOWE”.

https://www.facebook.com/photo.php?fbid=10213499799983866&set=a.2285609574187.128626.1067313823&type=3

Dhinac u Xaglinta VOA iyo BBC

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*