28th March 2024  admin  Category :

Wasiirkii maaliyadda Ciise Maxamuud, wasiirkii arimaa  gudaha  Cumar Maxamuud, wasiirkii amniga Cali Saleebaan , wasiirka shidaalka Cismaan Maxamuud, Qorshaynta Biciidyahan iyo   Kheyradka badda Siwaaqroon.  Xildhibanada Dhulbaante iyo Warsangeli waxa laga sugayaa inay ansixiyaan Boqortooyadan Majeerteen.

Markii Dhulbaante hayeen  wasiirka wasaaradda  arimaha Gudaha, arimaha gudaha qura ayeey hayeen, hadda Beesha Cumrar Maxamuud markii ay qabteen waxa ugu darsamay  Federaalka iyo Demoqraadiyadda. 17 Xildhibaan ee ugu horeya oo ansixin doonana wasieadan Deni u magcaabay beeshiisa  waxay ka soo jeedi doonaan gobolada Sool iyo Sanaag

Xilalka beesha Majeerteen ee Puntland

1 Madaxweyne
2 W asaaradda  Maaliyada
3 Wadaaradda  Arimaha Gudaha 
4 Wasaaradda  Amniga
5 Wasaaradda  Qorsheynta

6 Wasaaeadda khayraadka Badda
7 Taliyaha Daraawiishta
8 Taliyaha Booliiska
9 Taliyaha Ciidama Bada
10 Taliyaha Nabad sugida
11 Taliyaha PSF
12 Taliyaha Pmf

Golaha Wasiirka dhanka ka raran

 

1- Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta

2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda

3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga.

4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda

5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.

6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada

7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.

8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud

9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha

10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.

11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka.

12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta.

13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka

15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.

16 – Faarax maxamud cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.

17 – Jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.

Dawladda Cabdul Ra’uuf uu soo magcaabayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*