16th April 2024  admin  Category :

Kulan-bulsheedka degmada Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir:

Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyintooda Dowladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*