20th June 2019  admin  Category :

Kulan-bulsheedka degmada Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir:

Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyintooda Dowladda Puntland

3 thoughts on “Kulan-bulsheedka degmada Badhan ee gobolka Sanaag

  1. Omar

    asc waxan hakan ug hanbalyeyna barmaamushka dajir kubararujinayo bulshada gobolkasanaag iyo hayland waxan aad bad umahad celina doladeena putland iyo waxgara garadka qaybeheda kala duwan mashallah wadaadi cadaad caksaarney gulyseyal geedigawaday

    Reply
  2. Gabar Harti

    Midnimo iyo towfiiqda toosan Allaha na wada waa fajiyo, tashwiishkana Allaha naga wada saaro ISKU TIIRSANAADA aamiin.

    Reply
  3. Waqadariya

    Warya mr puntlandow
    Waxba ha kala saariin dadka ceerigaabo iyo badhan deegan
    Labaduuba Waa maagoliyin warsangali
    Caasimadda kowadna ok maagalad uugu weyn Sanaagna waa ceeri
    Ceeri baana ka qurux badaan

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*