26th March 2024  admin  Category :

Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia

Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulamo udhaxeeya dalalka Kenya iyo Somalia kuwaas oo diirada lagu saarayo iskaashiga labada dal arimaha amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha,qaybsiga khayraadka,horuminta xanaanada xoolaha,kaluumeysiga,dalxiiska,socdaalka iyo shaqada iyo shaqaalaha.Kulumadan ayaa furmay kadib markii madaxweyne Farmaajo si heer qaran ah loogu maamuusay madaxtooyada Kenya.Hoos ka daawo sawirada

 

farmaajo shir2

farmaajo shir3

farmaajo shir4

farmaajo shir5

farmaajo shir6

farmaajo shir7

farmaajo shir8

farmaajo shir9

farmaajo shir10

farmaajo shir12

farmaajo shir13

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*