29th March 2024  admin  Category :

KOOXDA XAGJIRKA AH EE AARAN JAAN OO SHACABKA PUNTLAND ISKA DIIDEEN!!!

Waxgarad Faarax Fuuqyare Oo ka digay Khatarta Kooxda Aaranjaan. Faarax Fuuqyare ayaa kasoo jeeda gobolka Gardafuu (BARI).

Isbedelkii Puntland ma waxa uu noqday kooxda xagjirka ah ee Aaran Jaan inay hanato talada iyo masiirka Puntland, mase lagu aamini karaa waynu naqaanaaye?

Puntland in loo taliyo ayey hadda u baahan tahay inta aan xeero iyo fandhaal kaal dhicin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*