29th March 2024  admin  Category :

Khudbadda Madaxweynaha JFS ee Xukunka Maxkamadda ICJ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad ku saabsan Guusha Taariikhiga ah ee go’aanka Kiiska Baddeena, isaga oo soo bandhigay halgankii loo soo maray Kiiskan, caqabadihii kuu xeernaa iyo aragtida daris wanaagga ku dhisan ee Dowladda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*