29th March 2024  admin  Category :

Inta badan dadka haddii aan shaqada lagu siineen lacag ma dhacdo ineey qabtaan, balse waxaa jirra dad aaminsan in dalkooda ay ku tabarucaan xoog iyo maalba. Hadaba, Cadaawe Billan ayaa ah shaqsi isxilqaamay kaas oo haggaajiya waddooyinka burbursan ee magaalada Kismaayo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*