28th March 2024  admin  Category :

Sawirkii ugu danbeeyey ee jidka Barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo.

Jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo ayaa maanata maraya Faras magaalaha magaalada Cawsane( Downtown Cowsane), ee degmada Badhan gobolka Sanaag. Maanta gaariga ka soo baxa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso wuxuu ku soo gaarayaa Cawsane wax ka yar hal saac. Halka ay  horay  ugu qaadan jirtay maalin barkeed iyo jid rafaad ah.

Image may contain: sky, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*