28th March 2024  admin  Category :

Degaanka Caad Saaran iyo Ceel magacle oo ugu deeqay jidka Barakaysan 59 neef oo adhi ah iyo 2 rati .

Bulshada reer Sanaag ayaa muujiyey sida ay u garab taagan yihiin mashruuca barakaysan ee Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli M. Cali Gaas uu ku dhawaaqay isku tashigiisa .
Waxa bulshada degan Degaanka Caad Saaran iyo Ceel magacle ay ku deeqeen 59 neef oo adhi ah iyo 2 rati .
Sidoo kale ayaa bulshada degaanka Dooxa dheer ayaa waxay iyaguna ku deeqeen 57 adhi ah iyo rati .
degaamadaa oo aad isugu dhow ayaa waxay isku noqonaysa xoolaha ay bixiyeen 116 adhi ah iyo 3 geel ah.
Waxayna xoolahaas guddoonsiiyeen maamulka Gobolka Sanaag iyo Maamulka Degmada 
Badhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*