19th March 2024  admin  Category :

“Haddaad tiraahdo Alshabaab ayaan tirtirynaa ogow Qaraxyadu  waa kugu   sii badanayaan” .  Hadalkan waxa yiri Xuseen Aadan Cige, afhayeenka Beelaha Isaaq, isaga oo diidan in Alshabaab lala dagaalamo oo doonaya in wada hadal loo bilaabo . Xusen Aadan Cige, waa ogyahay in reerkiisa u badan yihiin Alshabaab, oo maanta Soomaali ay  meel uga soo wada jeedaan sidii dalka looga xorayn lahaa argagixisada dhiiga Soomaaliyeed aqoonsiga ku raadinaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*