Jaamacadda Maakhir 4 Milyan iyo Nus ma ku baxday

Jaamacadda Maakhir afar milyan iyo shan boqol oo kun ma ku baxday Mashruuca Jaamacada Maakhir waxaa loogu talagalay in lagu dhiso lacag dhan afar milyan iyo shan boqol oo kun oo doolar. Hadaba, jaamacada la dhisay waqtigan ma tahay mid ay ka muuqato in la geliyey ama lagu dhisay lacag dhan afar milyan iyo bar? … Continue reading Jaamacadda Maakhir 4 Milyan iyo Nus ma ku baxday