28th March 2024  admin  Category :

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa falanqeen ku sameeyay heshiiskii DP World, Itoobiyo iyo maamulka Hargeeysa ay wada galleen. Cabdi wuxuu sheegay in siyaasiyiinta Isaaq ay siinayaan dawladda Itoobiya baad waayoo waxaan jirin meel ay Itoobiyo ka soo gelli karto heshiiska Bebera.

Sidoo kalle, waxa is weeydiin mudan waxa Ra’iisal Wasaare Kheeyre uu ka doonay Imaaraadka, iyadoo uu oggaa in heshiiskaas lagu saxiixayey halkaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*