19th January 2018  admin  Category :

Isaaq in uu weerar ku soo qaado deeggaano ka mid ah gobolka Sool iyo Sanaag waa mid sababta koobaad ay leeyihiin qaar ka mid ah dadka u dhashay goboladaas oo beesha Isaaq ay iska soo hormariyeen. Marabida u shaqeeysa beesha Isaaqna waa kuwo aan kalla jeclleen sharafta dadkooda iyo dhulkooda toona.

Beesha Isaaq haddii ay doonayaan ineey goostaan waxeey aheed ineey  ku ekaadaan dhulka inta ay ka daggan yihiin, laakiin siyaasiyiinta iyo cuqaashooda dhamaantood waa kuwo leh hal hadaf oo ah in ay maamulaan beelaha kalle ee aan Isaaqa aheen. Farkirkaan waa mid ay soo wadeen tan iyo siddeetameeyadii.

Waxaana dhab ah in beesha Isaaq haddii la yiraahdo isku qabiil ma nihin ee na daaya, dalka in la kalla gooyo ma doonneeno, ama haddii la yiraahdo illaahay ka baqa dhamaan waa mid lagala quustay oo aan anfaceen, balse waxa kalliya ee beesha Isaaq deeqaa waa in lala dagaalamo oo kalliya.

Arrinta dagaalkana waa in la ballaariyaa taladiisa uuna noqdaa mid laga soo shaqeeyay si dadkan dhulkan ku waashay afkooda looga gooyn lahaa. Marka waxaa loo baahan yahay in maamulka Puntland iyo shacabka labadaba ay ka fakiraan qorsho sal ballaaran taas oo aan aheen mid hanjabaad iyo xabado tuur tuur aan aheen, balse noqda mid mira dhala. Mar labaad waa in la oggaadaa, Isaaq dagaal mooyee wax kalle oo qanciyaa ma jiraan.

Dhinaca kalle, waa in laga fakiraa sidii laga yeeli lahaa dadka ay iska soo hormarinayaan beesha Isaaq ee u dhashay Daaroodka. Dadka qaar ayaa dhahaya haddii dagaal la qaado dadkayaga uun baa labada dhinacba ku dhimanaya. Haddii ay sidaa tahay, beesha Isaaq waxaa u shaqeenaya hadafkooda.

Balse haddii la doonayo in dhulkaan laga reebo, lagana saaro maskaxda beesha Isaaq waa in kuwa ay iska soo hormarinayaan iyo iyagaba la isla laayaa taas oo ah mid soo afjari karta sheegashada Sool iyo Sanaag. Hadaba, duullaanka ay beesha Isaaq ku soo qaadeen Tukaraq, waa mid soo afjari doonta kibirka beesha Isaaq.

Waa kanaa daraawiishtii layaqaanay ee saxda ahaa kuwa aan asalka ahayn ee dameeru dhaan raacayda iska ah DNA halaga qaado malaha xiliyadii gumaystaha ayaa la inagu dhex abuuraye

Opslået af ‎Shacabka soomaali galbeed الصومال الغربي المحتلة‎ på 9. januar 2018

Allsanaag.com

3 thoughts on “Isaaq Dagaal baa Deeqa

  1. Wiilwaal

    Dhulbahante laba jilib baa la socda oo ah kuwii horena Laascaanood keenay, markii dambena dadka ku marin habaabin jirey jabhado been ah, sida SSC iyo Khaatumo, oo looga gol lahaa in Isaaqa loogu cimri dheereeyo si haysashada dhulka ay ka midka ahaayeen Laascaanood. Maamulka Puntland qudhiisu arrintan xil iskama saarin oo wuu ka seexday iyagoo u haystay in hadalladii Faysal ku hanjabi jirey inay ahaayeen hadaaq aan beeshu la qabin. Waa kuwaa maanta kulaalalaya Garoowe.

    Haddaba waa in degaa qorshe ballaadhan oo gebi ahaanba reerka lagaga saarayo dhulka Puntland oo dhan. Labada qoys ee Dhulbahantaha ah ee sida daacadda ah ugu adeegayana jidka Iddoorku maro la marsiiyaa. Waa inagu ceeb in laba raas oo cadow u adeegayaa ay suurtogasho burburka buuxa ee Puntland. Wixii dhimanayaa ha dhinto, laakiinse waa meesha Iddoor maro ay maraan oo betrayal koodu qiimo nafeed oo badan ku fadhiistaa.

    Waxaan akhristayaasha u sheegayaa marka laga reebo labadaa qoys oo shakhsiyaad dhuuni qatayaal ah, Dhulbahante 90% waa u diyaar in dhulka laga xoreeyo Iddoor iyo waxa u adeega. Yaanay noqonse half baked measures. Waa in qorshe dhammaystiran la degaa oo dhulka lagaga saarayo SNM.

    Reply
  2. Leilo

    Kkkkk huno runta mise been wad ogdahay in sool iyo sanaag issaq dago markas dee been calamku uu ogyahay oo waxa uu maxamed siyad bare samayey ma shagaynayan.sanaag erigaboo,celafween ,xiis,mayd,garadag,iyo tulolyin badan waa dul issaq.sool caynab,xuudun,yagori,iyo tuuloyin badan adigu waxad is weydisa sided uu donaysa in aad dul issaq aad tirahdi siyad aya isiye miyada adigu ilahya kabagay misse darood waxa uu jecleyahay beenta iyo kurafadka.eeg ninyahow buhodle 2 ayey tahay oo buhodle higda ethopia waa dul dulbahande se buhodle higda togdheer waa dul issaq markas inda aad bbe shekaysan dee habigleyso.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*