29th March 2024  admin  Category :

Haddii ay dadku is indha tiraan waxa ay noqoneeysaa mid dhib badan. Boobe oo ka tirsan maleeshiyaadka Hargeeysa ayaa waxa uu ka dhaadhacsiinayaa beeshiisa ineeysan ka baqan booqashadii uu ra’iisal wasaaraha Itoobiya uu ku tagay magaalada Muqdisho.

Hadaba, qodobadii ay Farmaajo iyo Abiyaha Itoobiya ay ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa in la illaaliyo midnimada iyo madaxbannaanida labada dal. In la illaaliya midnimada iyo madaxbannaanida labada dal waa midda aysan jecleen goonigoosatada. Hadaba, Illaa iyo goorma ayaa la wadayaa been iyo waxaan jirin, goorma ayaase runta loo soo daadagayaa?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*