20th April 2019  admin  Category :

Siyaasiyiinta SNM ee loo xilsaaray inay kiciyaan bulshada reer Muqdisho. Maalin jidadka  Muqdsho ayaa lagu umulayaa maalinta ku xigtana  xilka ay beesha Majeertee ka hayaan dawladda fedeeraalka ayeey leeyihiin Siyaasiyiinta Isaaq  ha naloo ka qaado. Xilkii afraad ayaa dhowaan Fawsiyo iyo Maareeye kooxdooda loo magcaabay

Fowsiya Xaaji "Muqdisho afar qaybood ayay u kala xirantahay, indhahaygana waxaan ku arkay Gabar wadada ku dhalaysa inaan daawanno waxaas sax maahan"

Fowsiya Xaaji "Muqdisho afar qaybood ayay u kala xirantahay, indhahaygana waxaan ku arkay Gabar wadada ku dhalaysa inaan daawanno waxaas sax maahan".YouTube: https://www.youtube.com/watch?v=pbG4qRe6dlA

Slået op af Goobjoog i Lørdag den 13. april 2019

 

https://www.facebook.com/araabinews/videos/336299950568349/

 

/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*