28th March 2024  admin  Category :

Riwaayadda ay Jabuuti Ka dhigayeen  Dirta Waqooyi iyo tan Koonfureed waxay ahayd mid xitaa  ku cusub  USCda.

Cabdiraxmaan Ibbi, oo ka soo jeeda beesha Dirta Koonfureed,  ayaa markuu ahaa wasiirka Kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee dawladda Federaalka Soomaaliya  waxay  bulshada  caalamku soo jeedoyeen in saldhig lagula dagaalamo argagixisada laga dhisbo Boosaaso  Puntland, Waraysigii ugu  horeeyey  ee uu bixiyey wuxuu ku sheegay ina Puntland tahay “Hooyadii Budhcad badeeda “, sidaas awgeedna aan saldhig laaga dhisayn,  Saldhigii uu caalamku la rabay Puntland, Soomaaliya  wuxuu u saxiixay in Jabuuti laga dhiso. Waana saldhiga Jabuuti ku yaal maanta.

Maanta ninkii noocaas ahaa ayaa  riwaayadda ku dhigayey inuu uu hadlayo Sool iyo Sanaag, halka Isaaqiina u hadlayaan Somaliland

Ma kula tahay in Daarood doodan ka qaybb qaata laga waayey geeska Afrika, Jawaabtu waa maya ee waa loohu talo galay, Ma kula tahay in Dirtu ay garnaqsanayso?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*