29th March 2024  admin  Category :

Marka laysku xidho magaalooyinka Boosaaso iyo Ceerigaabo oo jidka barakaysan ee Ceel daahir ceerigaabo dhamaystirmo sidan ayuu u ekaan doonaa.

Jidka hoose waa jidka dheer ee ka baxa magaalada Barakaysan ee Boosaaso ee aada gobolada Soomaaliyeed intooda kale. Dhowaan waxa ka sii bixi doona jid sidaa oo kale u qurxoon oo tegi doona magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag

Allahayow Dhulkayaga Amaankiisa

2 thoughts on “HORUMARKA PUNTLAND

Leave a Reply to Ibrahim Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*