26th March 2024  admin  Category :

Madaxda Soomaaliyeed goormay Cali Ceelaayo oo kale noqonayaan, oo bulshada si daacad ah ugu waramayaan haddii ayba wax u qabtaan ?

Cali Mxamuud Xasan, oo ka mid Guddiga jidka Ceel Daahir, ayaa abuuray jawi iyo  kalsooni ay bulshada reer Puntland ay  ku kalsoonaadaan madaxda Puntland ee balan qaaday inay  jidka Ceel Daahir dhisayaan  iyo guud ahaan guddiga jidka Ceel Daahir.

Cali Ceelaayo, ayaa si daacad ah dhowrkii biloodba mar  Bulashada reer Puntland uga warama  wax u qabsoomay, waxay rajeenayaan haddii Allah idmo inay qabtaan iyo wixii ay qaban waayeen ama ka gaabiyeen sababta keentay .

Hoos ka daawo markale  Sheekh Cali Ceelaayo, oo si iskaa wax u qabso bulshada reer Puntland uga waramaya halka uu marayo jidka Cel Daahir

No automatic alt text available.

Guddiga Jidka Ceel-Daahir Ceerigaabo

Sareeye Guuto  Cali Ismaaciil
Cali Ceelaayo
Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf
Cabdikaafi Towfiiq
Cabdi Xundhur
Cabdi Xaashi
Sheekh Fuaad Aflow
Abshir Maxamed Huruuse
Abdirisaaq Siciid Faarax ( Read-Sea )
Maxamuud Faarax Bile ( Cumbul )
Maxamed Caydiid ( Guddoomiyaha Jambarka )
Abdiqaadir Farjano
Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax ( Bashiir Guray )

Iyo Eng Aadan Yuusuf Barre, Oo ah Madaxda Farsamada Jidka Ceeldaahir Ceerigaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*