16th April 2024  admin  Category :

Maamulkii beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  ayaa  qaadan waayey in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya.

https://allsanaag.com/?cat=tacsi&id=4679&wararPage=437&linkid=83

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*