28th March 2024  admin  Category :

Ka dib markii Haramcad lagu arkay guri ku yaal xaafadda Lamba Pind ee magaalada Jalandhar, Hindiya, oo laysku dayey in la qabto wuxuu bilaabay bahalkii inuu dadkii weeraro lix qofna dhulka uu dhigo,  inkastoo dhaawac halis ah ciddi soo gaarin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*