Haraagii Jaamac Cali jamac oo Hargo maran soo sida

Faroole oo ku guulaystay in nin Caasimadda ka soo jeeda  loo magcaabo wasiirka maaliyadda Mar haddii willkaygu waayey wasiirka Maaliyadda waa in laga dhigaa nin ka soo jeeda beesha Ciise Ciise Maxamuud. Dib u dhaca Magcaabista golaha wasiirada Puntland,  oo ay sabab u ahayd madaxweyniii hore ee Puntland Cabdiraxmaan  Faroole oo doonayey in wiilkiisa curad ee uu … Continue reading Haraagii Jaamac Cali jamac oo Hargo maran soo sida