28th March 2024  admin  Category :

Hanti Dhawraha Guud ee Dawladda Federaalka ayaa ka waramay arrimo badan oo ku aadan musuqmaasuqa dalka ka jira iyo hantiyaha la lunsado. Hantidii la lunsaday ayaa waxaa ugu danbeesay tii laga dhacay bangiga dhexe taas oo dhameed $500,000 oo dollar. Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa fara ba’an ku haya dad dhul, bad iyo wax kasta lunsanaya oo aan waxba u aabe yeeleen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*