28th March 2024  admin  Category :

Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadajir ee Soomaaliya ayaa soo bandhigey hantida Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku waayey weerarkii lagu qaaday 2017-kii:

Xisbiga ayaa sheegey in hoggaamiyahooda ay ka maqan yihiin hantidan hoose:

Gaadhi aan xabbadu karin oo ah $85,000.

Apple Mac Computer

Galaxy Mobile

3 Suud, 4 Surwaal, 7 Shaati Hugo Boss Perfume [Cadar].

Hard Disk

Laptop Surface pro 4

Iphone 6+

Glaxy 9

$35,000

British Passport

Apple Disktop

2 Ookiyaal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*