18th August 2019  admin  Category :

Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray xubnaha cusub ee baarlamaanka Jubaland ee dhawaan la soo xulay. Sidoo kale, maamaulka Puntland waxa uu bogaadiyey hannaanka ay doorashada u socoto, waxeeyna filayaan in waqtigeeda ay ku qabsoomto doorashada faragelin la’aan.

Waxaa iyana maanta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey xubnaha cusub ee baarlamaanka Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*