16th April 2024  admin  Category :

Isaga oo leh hal Sambab oo 17 jir ah ayuu xifdiyey Quraaka


Nader Mahmoud Kouja , oo 21 jir ah, kana soo jeeda dalka Lubnaan oo sanadkan ka qayb gelaya tartanka Quraanka kariimka Ee Bisha Ramadhan  ee sanad walba lagu qabto magaalada Dubai ee dalka UAE, ayaa ka duwan tartamayaasha kale sanadkan sababtoo ah wuxuu leeyahay hal Sambab

https://www.khaleejtimes.com/news/general/meet-the-quran-memoriser-who-has-one-lung

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*