29th March 2024  admin  Category :

HAGIYO SAHAL ma ku wada shaqayn doonaan dalka Ingiriiska.

 

Safiirkii  ugi  horeeya ee Ra/isawasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad , ay isku raaceen uu  noqon doono safiirka Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Ingiriiska, ayaa dhowaan la magcaabayaa.

Yuusuf Ccatnte, oo  lagu xasuusto warbixintiisii tirakoobka ee uu soo saaray,  kuna sheegay  in degaanada    beesha Baadi cade degto ayaa ka weyn iyo  dad badan tahay  degaanada Beesha Dhulbagante degaan,  ayaa dhowaan dawladda Soomaaliya u magcaabi doontaa Safiirka Soomaliya u fadhiyo doona dalka Ingiriiska oo ah xarunta Ururkka SAHAL oo loo sameeyey ka shaqaynta midnimada Soomaaliyeed iyo la dagaalanka qabyaaladda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*