21st July 2019  admin  Category :

Waa maxay sababta uu  Madaxweyne Farmaajo Ciidan qaran u dhisi la’yahay uuna  uga dhamaan l’ayahay xeryaha maleeshiyo beeleeda Muqdisho ay  ku jiraan . Sabatu waaxa weeye  ma haysto la taliye kula taliya haddii ra’sal wasrihii Soomaaliyeed uu noqday duqa magaalada  Muqdisho, kana dhamaan waayey xaafadaha magaalada Muqdisho  bal adigu iska dhig  madaxweyne Qaran,

Ciidanka Soomaliyeed ee  buurha Calmadow kula dagaalamaya alshbabaab goormay iyagu heli doonaan madaxweyne Soomaaliyeed oo  soo booqda, kooda dhaawaca halista  qaba goormaa  dibadda loo qaadayaa , tababar caalami ah goormay helayaa ,  Goormay helayaa qalab ciidan oo dhamaystiran. saamigii ay ku lahaayeen deeqaha caalamku ugu talo gashay in Alshabaab lagula dagaalamo meel kasta oo ay Soomaaliya ka joogaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*