18th April 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah horgallada u shaqeeya SNMta ayaa loo soo diray in uu u jawaabo madaxweeynaha cusub ee Puntland Siciid Deni oo shalay sheegay in Puntland iyo maamulka Hargeeysa aysan waxba isugu jirin. Horgalkan loo soo dhiibay hadalka ayaa ku doodaya in goboka Sool ay ka talliyaan beesha Isaaq, ayna iyagu leeyihiin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*