29th March 2024  admin  Category :

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee Kulanka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin Dowladdaha Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, isagoo xusay in muhim ay tahay in laga wada qeyb qaato badbaadinta qaranka Iyadoo ay Madashu tahay mid u furan cidkastoo door ka qaadanaysa badbaadinta qaranka iyo sidii dalkan dhakhso uga dhici lahayd doorasho lagu wada qanacsanyahay.

One thought on “Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland

  1. Jirac

    Maashaa Allah “PRESIDENT DENI” si fiican buu u qeexay meesha wax marayaan iyo ku dhawaaqida MADASHA BADBAADO QARAN. Madaxweyne DENI FARIINTII ISAMADA PUNTLAND EE AHAYD MEEL SOMALI KU KALA TAGEYSO KUGUMA OGIN MAANDHOW. Arinkaas waxaa imikada loo kala baxay labo group ama laba GARAB. Waxaanse ka fiicnaan laheyd in “President Farmajo inuu dadka qanciyo oo isku wado sina waa gartiis inuu GAREENO sameysto GALMUDUG na hade asagaaba ah” Runtii KHAYRE baa siyaasad xumadaas siriqda ah geshay madaxweyne Farmajo ogana siibtay wuu rafanayaa oo music gii loo daari jiray baa ka damay. NASIIB WANAAG SE TAARIIKH DII XUMEYD EE 1991 ee aynu filaynay inaynu markale daawano hada uma jeedno wax aan ka aheyn khataro kale oo halisteeda leh oo ku gadaaman. BIL XAQIIQA WAXAA WEEYE MAANTA FARMAJO IYO GUDOOMIYAHA AQALKA HOOSE MURSAL SHAQO CULUS BAA U TAAL NEXT 2 DAYS INAY MUCAARADKA ISKU BIIRAY XAL LA GAARAAN SI DOORASHO LOOGU DAREERO INTL COMMUNITY GUNA U CAAWIYAAN XAGA FARSAMADA IYO KHARASHAADKA RAJADU MA XUMA. Runtiina Madaxweyne Farmajo isagaa ka rajo roon KHAYRE, A/Rahman, Shariifyo, Hassan sheikh Mohamud waa soo cuslaaday oo waxaa moodaa marka laga reebo waan baahanahay BAKHTIGAAN cunayaa ee gabdhaha SUCUUDIGA U dhoofiyey in Case ka bada siyaasad ahaan caawisay. Waxaase la yaab leh ODAY ABDI HASHI iyo Farmajo see xaalkoodu noqonayaa? Waxaan filayaa odagaa tanaasulin oo wixii Farmajo ku sameeyey aqalka sare walee Farmajo shaqo culus baa u taal we will see what happens odayadaan jubaland iyo puntland intuu ka xunbuq xunbuq siiyey dhib ma leh Somali bay u shaqeeyeen siyaasaduna wax laga shaqeeyo waa waxa ugu xun waa kaas Farmajo GEDO dadkiisii GAAJADA IYO RAFAADKA GASHEY MARKUU LA TASHTAY WALAALAHA GALGADUUD oo mar hore laga soo gudbay. Gabagabadii Farmajo shaqo culus baa u taal next 48 hours. Argtideyda anigay gooni ii tahay cabirkayga gaaban ee sidaan u fahmay markaan daawaday madaxweyne DENI.

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*