18th April 2024  admin  Category :

Gabadhan Warsangeli ee la socotay  Qoyskeeda , sawirkan markii ay galaysay sanakii  1846 kuma ayna   cusbayn sawiradu,  sababtoo ah marka sawirka laga qaadayo dalka dibaddiisa ayeey u sii socotay oo Doon ayeey dul saarnayd . Gumaystaha reer Yurubna  weli ma qabsan shirkii Baarlin oo ay Afrika ku qaybsanayeen

Muuqaalka hoose waa Oday ka soo jeeda beesa Isaaq oo 120 sano ka dib markii sawirkan la qaaday   ka sheekaynaya sida ay  uu qaboojin jireen gumaystihii reer Yurub markii ay ku kululaadaan Xafiisyadooda Hargaysa iyo Berbera. Wiilkan yar ee qaboojinaya gumaysiga,  waxa ka horeeyey intaanay xafiisyadooda soo gaarin Gumaystuhu  in  adeeradiis ay  Tuurta ku soo qaadi jireen  marka ay ka soo degeen Dekedda Berbera.

Taariikhda Hargaysa iyo Berbera intii Gumaystuhu joogay waa tan, Intii ka horaysana Soomaali beelo beelo ayeey ahayd. Maanta ninkuu wax babin jiray, tuurtana ku qaadi jiray reer galbeedka ayaa dawladeenaya.

Sawirka hoose Waa Ber beraoo Fysal Cali Waraabe iyo Adna Aadan awoowayaashood ay gabadh Cadaan ah tuurta ku wadaan , iyada oo diiday inay dhulka lugayso

One thought on “Gumaysigii Waqooyiga Soomaaliya

  1. Dr. Osman

    Qurunka maxeey naga yaqaaniin gaaladeey xambaari jireen maalinkii dhana waa babin jireen. Annagana Awoowayaasheena. Sida Sultan Ali Shire iyo Boqor Osman gaalada la dagaalamayeen.
    Kuwaasaa manta ku leh wan kuu talin. Aaaway kii meelaha ka caytimi Jiray Faysal dhurwaa. Usheega.
    Barta taariikhda

    Reply

Leave a Reply to Dr. Osman Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*