29th March 2024  admin  Category :

Waa maxay sababata Amin Caamir sawir gacmeed uga samayn waayey Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Gudoomiyaha  Maxkamada caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee dalka Netherlands. Jawaabtu waa sawirada Amin caamir maaha kuwa qadiyadeed ee waa kuwa lacag lagu bixiyaa. Garyaqaan Caalami ahi Laaluush bixin maayo. AMIN Caamirna Calooshiisaa u qadiyad ah.  

Image result for gudoomiyaha maxkamada caalamiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*