
22nd April 2018 admin Category :
Hoos ka daawo madaxda beesha Sade Daarood oo ka hadlaysa arinta Buulo Xaawo oo maalmahan danbe Mooryaantu sidii arintii Qalbi dhagax ay ku Awr kacsanayeen
Gudoomiyaha Baled-xaawo oo usoo hanjabay umada Somaliyeed ee ka dhiidhiday Dhul boobka Kenya ka waday Baled-xaawo. Gudoomiya Ku Sheega Baled-xaawo sida muuqato wuxuu Ku hadlayaa Afka Kenya. Shacabki Baled-xaawo ee Difaacay Dhulkooda wuxuu Ku Sasabayaa is dajiya Dhalasho Kenyan ah ayaa la idin siinayaa iwm.
Slået op af Dalsan Jubba i 26. marts 2018