28th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo afar sano ka dib. dib u magcaabay golihiisii Wasiirada.

MadaxweyneFarmaajo ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub

Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha,Gaashaandhigga,Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,Batroolka,Ganacsiga, Howlaha Guud iyo qaar kale.

https://www.facebook.com/100005163373994/videos/979719672210136/

Halkan hoose ka aqriso liiska oo dhamaystiran;

Magacyada Wasiirada

1  – Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen

2  – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda

3  – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta

4  – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

5  – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta

6  – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada

7  – Xasan Xuseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga

8  – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha

9   – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah

10  – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare

11  – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

12  – Jamaal Maxamed Xasan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta

13  – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka

14  – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

15  – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha

16  – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka

17  – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska

18  – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada

19  – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka

20  – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

21  – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta

22  –  Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

23  – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada

24  – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha

25  – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

26  – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska

27  – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga

Magacyada Wasiiru Dowlayaasha

1  – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada

2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha

3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada

4 –  Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta

5 –  Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda

6 –  Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

7 –  Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga

8 –  Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha

9 –  Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha

10 –  C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta

11 –  C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

12 –  C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

13 –  Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha

14 –  Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta

15 –  Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga

16 –  Balal Maxamed Osman Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda

17 –  Cabdi Axmed Qasim Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada

Magacyada wasiir ku-xigeenada

1 –  Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda

2 –  Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3 –  Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka

4 –  Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha

5 –  Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

6 –  Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka

7 –  C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada

8 –  Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska

9 –  Abdifatax Qasim Maxamud, Wasaarrada Gaashaandhigga

10 –  Abdirisaq Dahir Mohamoud, Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

11 –  Nuuriya Adan Ciise, Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

12 –  Cabdirashiid Maxamud Xasan, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka

13 –  Xiis Xassan Adan, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

14 –  Dahir Cabdi Cabdullahi (Dr Go,) Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha

15 –  Xirsi Aadan Rooble, Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

16 –  Cadil Sheegow Sagaar, Wasaaradda Amniga Guddaha

17 –  C/raxman Iidaan Yoonis, Wasaarrada Boostada iyo Isgaarsiinta

18 –  Xaamud Cali Xasan, Wasaarrada Beeraha

19 –  Axmed Cumar Islow, Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga

20 –  Lutfi Sharif Maxamed Cumar, Wasaarada Arrimaha Dastuur

21 –  Cabdinasir Xusseen Geedi, Wasaarrada Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska

22 –  Maxamud Abdullahi Siraji, Wasaarrada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga

23 –  C/llahi Cumar Abshirow, Wasaarrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

24 –  Cali Mohamed Sheikh (Bagadi), Wasaarrada Ganacsiga

25 –  Amiin Ahmed Sheikh, Wasaarrada Macdanta iyo Badroolka

26 –  Mahad Mohamed Xassan, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*