23rd October 2018  admin  Category :

Gobolka Sanaag oo maanta ka baxaya Dhulkii lagu muransanaa. Waxaana ka saaraya Halyeey Soomaaliyeed

Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Jamaal maxamed  Xasan Muuse  iyo wafti uu hogamaaniyo oo maalmahan safar ku joogay Puntland ayaa manta booqanaya Gobolka Sanaag gaar ahaan Magalada Badhan.

Wasiirka  ayaa noqonaya masuulkii ugu horeeyey ee xukumada Federalka Soomaaliya   ka socda oo booqda Gobolka Sanaag oo ahaa horay loogu dhigay inuu yahay degaan  lagu muran sana yahay

‎Tuesday, ‎January ‎02, ‎2018, saacadda geeska Africa 9:am, ayaa wasiirkii u horeeyey ee  ka socda dawladda federaalka Soomaaliya uu cagaha soo dhigay gobolka Sanaag. Wasiirkasina wuxuu noqoday Jamaal Maxamaed Xasan Muuse oo aabihiis ka mid ahaa Allah ha u naxariistee nabadoonadii  gobolka Sanaag soo maray kuwoodii ugu caansanaa.

Wasiirkan ayaa markii ugu  horaysay maraya jidka Barakaysan ee Ceeldaahir iyo  Ceerigaabo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*