
22nd April 2018 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal shaqo ku tegay gobolka Sanaag
Gobolka Sanaag, oo aan afartan Sano soo booqan madaxweyne Soomaaliyeed, ayaa maalintii shalay waxa socdaal shaqo ku tegay madaxweynaha Soomaliya Maxmed Cabdulaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa booqday degaano hoos taga sdegmada Badhan ee gobolka Sanaag.
jamca Mubarak my dadkayga
Opslået af Rayaan Bintu Aden på 12. januar 2018