18th April 2024  admin  Category :

Gen. Moorgan Oo Ka Hadlay Qorshihiisa Sool iyo Sanaag,

Sareeyeguuto  Mohammed Said Hersi Morgan, oo ah musharax u taagan xilka madaxweyne nimo ee maamulka puntland ee dhacaysa  horaanta 2019 ayaa waxaa su ‘allo laga  weydiiyay isagoo marti ku ah Jaamacadda Bariga Africa  ardayd dhigata jaamacada.

Gen Moorgan, ayaa jawaab gaaban ka bixiyay waxaana uu yidhi’arrinta goboladaasi waa sir ciidan sir ciidana waxaa iiga qorshaysan halkan kuma sheegaayo’

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*