29th March 2024  admin  Category :

Khudbadayda waxaan ku dhamaystirayaa inta ka harsan  Laascaanood mar aan ka saaro Wiilasha Isaaq oo kibray

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo wareysi siiyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay inuu socdo diyaar garow maamulkiisu ugu jiro ka jawaabida duulaan uu sheegay in Ciidamo ka amar qaadanaya Somaliland ay maalmo ka hor ku qabsadeen magaalada Tuko raq oo ka tirsan Gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*