29th March 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo diiday Raali gelintii Farmaajo maalintii shalay ahayd UU kula dul kufay. Maxamed Xaashi oo ka mid ahaa hogaamiyaashii SNM, ee gacmaha dhiig ku leh ayaa loo xilsaaray inuu u jawaabo Farmaajo.

One thought on “Garbahaaray iyo Gabiileey

  1. Oday

    Maxamed Xaashi ciyaalkiisa qaar ka mid ah baa dhintay ayagoo argagixisada Alshabaab ka tirsan oo gumaadaya dadka Soomaaliyeed ee koonfurta dalka dega
    Xasuuqa uu wiilkiisa alshabaabka ahaa ka geystay muqdisho raali gelin waa inuu ka bixiyaa oo riyada uu ka baxaa soomaalidu waa ku taqaan waxaad tahay iyo waxa aad ka shaqeysid

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*