18th April 2024  admin  Category :

Waa kuma Garaadka beenta ah ee Khaatumo news ay waraysataan , horayna isaga oo Garaad Warsangeli sheganaya ay u waraysan jireen websirtada SNM.

Waa markii labaad ee asbuucan ay websirka Khaatumo news ay waraysataan nin sheeganaya inuu yahay Garaad Warsangeli, Laakiinse ay Garaadnimadiisa tahay been cad, oo lagu doonayo in sumacdda reerka uu sheeganayo wax loogu dhimo sida muuqatana ay tahay arin dano siyaasadeed laga leeyahay.

Sadexda sawir ee muuqaalka saaran waa Islaanka beesha Warlabe, Islaan Xuseen, Suldaanka beesha Dubeys Suldaan Maxamed iyo Suldaanka beesha Aadan Siciid Suldaan Maxamed. Sawirkani waa mar ay sanadkii hore Muuse Biixi ay Hargaysa ugu tageen. Ninka hadlaayaa maaha mid ka mid ah Isimadan.

Hadaba waa kuwa ninka sheeganaya inu yahay Garaad Warsangeli oo ka been sheegaya Garaadnimadiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*