28th March 2024  admin  Category :

Baaq : Anigoo ah Garaadka Beelaha Hartiga ee Woqooyiga Maraykanka Waxaan Bogaadin Wax-qaadka Mudada kooban ay ku talaabsatay Dowlada Somalia Sidoo kale waxaan Xoojin Dadaalada lagu doonayo in Maamul loogu Sameeyo Gobolada Sool & Sanaag.

Waxaan qabaa in la joogo wakhtigii laga Gudbi lahaa in rabitaank Shacabka Goboladaasi loo madax-baneeyo Masiirka aayahooda Siyaasiga ah.

Sool & Sanaag waa Buundada isku haysa Midnimada Somalia.

Garaad jaamac Fayte

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*