29th March 2024  admin  Category :

Siyaasi Gar-Libaax oo dhaliilay Xukuumadda uu soo dhisay Madaxwayne Deni.

Maxamuud Cabdi Yare (Gar-Libaax) oo kamid ahaa Musharixiintii doorashada Puntland looga adkaaday ayaa Shir’jaraaid oo uu Maanta qabtay waxa uu Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo xukuumaddiisa u cusub u jeediyey dhaliilo.

Gar-Libaax wuxuu Madaxweyne Deni ku eedeeyey in uu xukuumaddiisa gacanta ugaliyey wax uu ugu yeeray ” Aarn-jaan”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*