Gaas yuu xilka ku wareejinayaa

Waa kuma madaxweynaha soo socda ee dawladda Puntland? Maalmahan danbe degaanada Puntland iyo Qurbahaba  waxa laga  hadal hayaa madaxweynaha Soo socda ee Puntland oo waqtigii lagu dooran lahaa ay ka harsan tahay oo qura  bilo kooban Musharaxiin badan oo reer Puntland ah, oo xaq u leh in la doorto ama ay wax doortaanba  ayaa shaaciyey  inay u tartamayaan    … Continue reading Gaas yuu xilka ku wareejinayaa