29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Kulan Laqaatay Bulshada Rayidka Ah Ee Ku Dhaqan Gobolka Barri.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 April 2018 waxaa uu magaalada Boosaaso  kaga qaybgaley kulan ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Barri iyo kan dagmada Boosaaso oo lagu taageerayey Go’aankii ay Dowladda Puntland ka qaadatey xiisada ka  dhex taagan Dowladda Imaaraatka Carabta Iyo DFS.

 

                                                       

 

                                                       

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*