22nd October 2018  admin  Category :

“Shacabka reer Puntland  ha u diyaar garoobeen difaaca Huwanta duulaanka ku soo qaaday degaanadooda”

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo sheegay in saacadaha soo socda Puntland ay jawaab ku haboon ka qaadi doonto duulaanki Maamulka Hargeysa,isaga oo sidoo kale shacabka iyo ciidamada Difaaca ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal culus oo ka dhan ah maamulka Waqooyi galbeed kaas oo dowladda Puntland kusoo ceshandoonto dhamaan dhulka ka maqan.

Opslået af Timirre Anchor på 9. januar 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*