28th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Puntland Ca/welli Gaas ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Tukaraq. Gaas waxa uu sheegay in dagaalka ay soo gaadeen nimankaa gooni goosatada ah ee Soomaalidiidka ah.

Gaas waxa kalle uu sheegay in nimankaas ay ku socdaan gardaro iyo xaqdaro, wuxuuna dadka Puntland ugu baaqay in sharaftooda ay difaacaan. Gaas waxa kalloo uu sheegay inuusan garaneen waxa Muuse Biixi ka yaal Tukaraq, balse uu malakamootka uu waddo.

Wuxuuna ugu danbeen Gaas sheegay in la iska celliyo dadkan dugaaga ah, wuxuushta ah  ee baneeystay dhiiga dadka Soomaaliyeed ee Islaamka ah, waana in si xoog leh la iskaga celliyaa, welliba cashar lama illaawaan ahna loo dhigaa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*