Farmaajo waa Faqash Biixina waa Mujaahid

Mid ka mid ah xildhibaanaddii Aqalka sare ee doonayey in Farmaajo la rido ayaa QABYAALAD ugu hambalyeeyey gacan ku dhiigliha doonaya in uu Soomaaliya kala gooyo Mustafe Qodax, wuxuu ka mid ahaa Alshabaabka koonfurta Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha isaaq, Sanadkii hore markii ay beeshaasi qaybsanayeen kuraasta aqalka sare ayuu noqday Xildhibaan ka mid ah aqalka … Continue reading Farmaajo waa Faqash Biixina waa Mujaahid